Labadii sannadoodba way jawaabayeen muran : Keene iyo kordhiyye

Labadii sannadoodba way jawaabayeen muran

Keene iyo kordhiyye

Keene . waar yaa kordhiye saaxiib waxa aad iiga warantaa

Xukuumadan S/LAAN goormay doonayaan inay wax qabtaan

In layn labaii sannadood ay xilka hayeenba way jawaabayeen

Oo waxay ujawaabayeen cidda dhaliil usoo jeedisa sheikh iyo shariif

Kordhiye. aaxiib halkan aad ka garan la,day waxa weeye nimankan

Ugu sareeya meesha waa askar askarina waxa la baray wax iska celi

Oo wax dagaal laakiin horuu mar iyo dawladnimo iyo siyaasad iyo

Waxaasi shaqadooda maaha waxa ay ka shaqaysiiyaan iyana waxaba

Uma sheegi karaan waa amarka qaado.

Weliba kuwan ina haystaa waa qaar muddo dagaal dhex joogay

In kastoo dagaalka qudhiisa la sheegayo inay daawanayeen

Haddana askariga dagaal dheer soo gala adduunku waxba uma diro

Meel baa lagu xannaaneeyaa.

Hadaba saaxiib waa kuwaase  qoladii dooratay caano haka dhamaan Dalkoo dhan bakhtigaa uxalaala ALLA  hasahlo.

Guuleed liibaan  snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker