Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ku wajahan danyartajilicsan
Bismillaahi Arramanirraxeem.
Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska ku wajahan danyarta jilicsan
Waddamada hore u maray waxay gadhwadeen ka dhigtaan inta uu qofku aqoon leeyahay laguma raaco qaabiil lagu lugo,ay kii soo doortay iyo kii aan dooranba aan dan ka lahayn maatida jilicsan in loo naxariisto baahan ha la dhowro
waxaa na soo jiity quruxda caasimdda dalk hargaysa iskii isu aqoonsaday ee jamhurayadda barakaysan ee Somaliland marka ay bulsho waliba marka dalkeeda aqoonsato ayaa aduunkuna aqoonsankara
lama huraan caws jilaal
Waxaa laga yaaba in kuwa danyarta loo bixiyey in ay aakhiro jannada uga horreeyaan kuwii u bixiyey
Waxaa na soo jiidatay labada xusbi qaran ee u bahoobay danta dalkooda ucid iyo waddani una bahoobay in ay dawladda wax la toosiyaan.
Hanbalyo guddoomiya xusbiga ucid ee mudane Faysal cali xuseen xusbiga caddaladda iyo daryeelka dadka jilisan aqonsiga uu ku maamusay guuddoomiyaha dawladda hoose ee berbera mudane cabdishakur ciddin
Talo
1 ila laga fikiro sidii homar la tabaan loo dalka gaadhsiin laha.
2 oo ay noola muuqato horta in laga baxo yooyootanka.
3 in casimadda biyaha lada wada gaadhsiiyo
4 si aan muwaddaniinta dalka ku xaq wada leh qaarna loogu booyado dhaamiyo qaar beeraha ku waraabsan.
Ha dhiman adoo wax dad dhexeeya kugu maqanyihiin
Ha dhisan guri booli qaran laga dhisay hal xaraan ahi nirig xalaala ma dhasho
Allah ayaa mahad oo dhan iska leh
Deeq cabdi digale khayr ayeynu isku ognay




