Gudida Beelaha GARXAJIS Oo Maanta Eedo Kala Duwan Dusha U Saaray Madaxwayne Muuse Biixi.

Guddida beelaha Garxajis oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay eedeymo iyo hanjabaado kulul ay u direen madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeyeen in uu farogalin ku hayo, Halkana hoose ka daawo warkaas oo dhan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker