Warbixin: Maalqabeeno Gool Kasta Oo Ay Nigeria Ka Dhaliso Algeria Lacag U Balan Qaaday
Xulalka Kubbada Cagta ee Nigeria iyo Algeria ayaa iskaga hor iman doonaa afar dhamaadka koobka qaramada Qaarada Afrika oo sanadkan lagu qabanayo dalka Masar.
Ciyaartan oo ku beeggan 14ka bishan ayaa ah mid xiisaheeda leh, waxaana xulka dalka Nigeria gool kasta oo ay dhaliyaan lagu miisaamay aduun lacageed.