Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Guddi heer wasiiro ah oo diyaariya Aaska Qaran ee Wasiir Xoosh Oo Ku Geeriyooday magaalada Dubai
Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Guddi heer wasiiro ah oo diyaariya Aaska Qaran ee magaalada Dubai ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Dastuurka iyo arrimaha Federaalka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Xubnaha Guddiga ayaa kala ah:-
1-Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed
2-Wasiirka Arrimaha Dibedda Mudane Axmed Ciise Cawad
3-Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Abuukar Islow
4-Wasiirka waxbarashada Mudane Cabdullaahi Goodax Barre
5-Wasiirka Warfaafinta Mudane Daahir Maxamuud Geelle
6-Wasiirka Kalluumeysiga Mudane C/raxmaan Cabdi Xaashi
7-Wasiir ku xigeenka Dastuurka Mudane Xuseen Cabdi Cilmi
Ra’iisul wasaaraha ayaa ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu ka baxay uga tacsiyeeyey geeridii ku timid wasiirkii Dastuurka Soomaaliya