Xasuuqa Yuhuudu ay ku hayso Shacbiga Falastii Oo Wali Ay u dhimanayaan Caruur Da,doodu yar yar tahay

Ruux Falastiini ah ayaa dhintay halka shan kalana ay dhaawacmeen, kadib toogasho ay Ciidamada Yahuuda ka gaysteen koonfurta marinka Gaza.

Sida laga soo xigtay wasaaradda caafimaadka ee marinka Gaza, ruuxa dhintay ayaa ah 16 sano jir lagu magacaabo Fahad Al-Astal, kaas oo u dhintay xabad ay Yahuudo kaga dhufteen caloosha.

Ugu yaraan 348 ruux oo Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay toogashada iyo weerarada dhanka cirka ah oo ay ciidamada Yahuudo ka geesanayeen marinka Gaza, tan iyo bishii March sanadkii 2018, iyadoona kala bar dadkaasi dhintay ay ahaayeen dibad baxyaal.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker