Khilaafyada ka dhaca Masaajida Soomaalida ee W/America

Khilaafyo xoogan ayaa ka dhaca qaar ka mid ah masaajida lagu cibaadeysto ee qurbaha ee ay maamulaan Soomaalida, gaar ahaa Yurub iyo Waqooyiga America.

Masaajiddan qaarkood ayaa noqday xarumo ay ku hardamayaan guddiyo ama wadaado u qeybsan firqooyin diimeedyo, iyo hab qabaa’il.

Warbixin aan sii daynay toddobaadkii hore waxaan ku eegnay muran ka taagan masjid ay Soomaalida maamulaan oo ku yaalla magaalada Oslo ee dalka Norway.

Qeybta labaad ee warbixintan waxaan ku eegeynaa masaajiidyada ku yaalla Waqooyiga America.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker