Ogeysiis ogeysiis Jaaliyadda SLN ee HOLLAND.

 Ogeysiis…….Ogeysiis
Waxaa si xushmadleh loogu wargelinayaa dhamaan shacabka sharafta mudan reer Somaliland ee ku nool wadankan Holland.
In la qaban doono shir-weynihii Jaaliyadda Somaliland Holland, shirkaas oo qabsoomayamaalinta Axada ah ee                                     taariikhdu ay tahay: 07/07/2019.
 
Saacada markay tahay: 16:00 T/M 21:00
 
Goobta shirka waa: Trefpunt vliethage
                                     Rijswijksewewg 252
                                     2516 EN Den haag.
Wixii faah-faahi ah kala soo xidhiidh:
Gudoomiye: Axmed Cabdi        Tel.: 0654751431
Gudoomiye: Axmed Aadan       Tel.: 0684107861
Ka soo qaybgal wanaagsan
G.: Xiis Maxamed Cige
hiis66@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker