“Inta La Kufsadday Ayaa La Dilay” Eheladdii Marxuumadda Oo ka Warbixiyey Sida Loo Kufsadday Loo-na Dilay.
Waxa Ayaan Darro Ah Fool-xumo Iyo Dhaqanka Aan Ku Salahayn Diinta Islaamka Iyo Dhowrsanaantii Gabdhaha Soomaaliyeed Ku Lahaayeen Bulshadda Dhexdeeda Oo La Doc-wareemay.
Waxa Sabab U Ah Habac-sanaanta Waax-da Garsoorka Oo Ku Dhaliilan Wax Ka Qabashadda Ficiladda Gura-can Ee Lagu Dabar-goynayo Hablaheenii Inagu Qaaliga Ahaa.