Xukumada Somaliland ayaa Sheegtay in Ciidamadeedu Difaac Ku Jiraan

LAASCAANOOD: Maalintii saddexaad oo xidhiidh ah ayey Kooxaha argagaxisadu weerar ku soo qaadeen xeryaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo ku sugan fadhisimada Ciidamada, waxa aanay ciidamadu ku jiraan difaac.

Cabdilaahi Axmed Caarshe
Agaasimaha Warbaahinta iyo Xidhiidhka Dadwaynaha ee Wasaaradda Arimaha Gudaha JSL

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker