Uganda oo Hub Tiro Badan Fagaare Ku Gubtay

Dowladda Uganda ayaa meel fagaara ah waxa ay ku gubtay 378 qori oo sifo sharci darro ah lagu soo qaatay, kadib markii ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada Ammaanku.

Saraakiisha ciidamada Uganda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in hubka sharci daradda ah lagu gaysto dhibaato xoogan oo isku jira dhaca iyo dilalka dadka shacabka ah iyo khal-khal galinta amniga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker