Haddii aan Guulaysto Waxaan Waxka Qaban Doonaa Dambiyada ka dhaca Maraykanka Gudihiisa, Jeo Biden

Madaxweyne ku Xigeenkii hore ee Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu u loolami doono sidii uu  Jahawareerka Uga  saari lahaa Mareykanka.

Kadib war saxaafadeed ka soo baxay Sabtidii Shalay  oo ku aadaneyd sanad guuradii todobaad ee ka soo wareegtay toogashadii, dadka lagu laayay ee Sandy Hook ayuu Mr Biden sheegay in uu la dagaalami doono falal danbiyeedyada hubka hadii uu Guuleesto.

 

Mr Biden oo ah Murashaxa Xisbiga dimuquraadiga ah ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dal Mareykanka oo kale ah ay sanad walbo ay ka dhacdo toogasho loo geysanayo ardada Iskuulada.

Bishii Agoosto ee sanadkaan ayay aheyd markii 31 qof lagu dilay toogasho siyaabo kala duwan uga dhacday Mareykanka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker