Madaxweyne Mustafe Cagjar Oo U Hanjabay Somaliland, Puntland iyo Jubaland

madaxweynaha Dowlada Deegaanka soomaalida Itoobiya   Mustafe Cagjar ayaa sheegay in Somaliland, Puntland, iyo Jubbaland  ay qaraxyo iyo Koox hubeysan  usoo daabulayso Jigjiga si ay qalalaase ugaystaas.

 

Sidoo kale Madaxweyne Mustafe Cagjar  ayaa waxaa uu xusay in ay arimahaasi la socdaan, islamarkaanaa ay wax badan ka qaban doonaan, isagoona sheegay in dadka qaar ee horey u joogay Kilinka Shanaad ay dhibaatooyin ka geysteen halkaasi.

 

Hadalka ka soo baxay  Mustaf Cagjar ayaan la ogeyn sida ay uga falcelin doonaan Somaliland , Puntland iyo Jubbaland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker