Waxaa hubaal in Xukuumaddii Ka HURUDAY nabadgelyada iyo dilalka foosha Xun EE Gobolada bariga sannaddaa Ka dhacaayey ay soo himbiriirsatay oo Wasiirka Daakhiliga Madamed Kaahin uu soo fadhiistay si wacan oo sidii loo baahnaa ee shacabku dawladda xaggeeda sannado Ka tebayey u hadlay . Hadalka Wasiirku (between the lines) Gudoomiyaha Xisbiga WADANI waa u ammaan IYO toosin Dawladdu hadday nabadda Ka seexato. Wuxuu Wasiirku Cabdirahman KU duray inuu Cabdiraxman KU eedeeyey WASIIRKA dagaaladdii bariga intii XUKUUMADDII Kulmiye ayey bolawdeen wax Kulmiye hadda Ka hor Ka joojiyeyna may jirin Caaqiladii gawaadhida hubka ah lagu qabtay ee beesha Wasiirka ah ciddii siidaysay WAXAY ahaayeen Xukuumaddii KULMIYE iyo MADAXDOODU. 240 iyo dhaawac iyo dhimasho ah ee Wasiirku qiray waxaa fulinay oo heshiis walba burinayey beesha wasiirka tan u dambeysay waxaa fuliyey Isla budhcaddii dagaaladaa waday ee MOHAMED Kaahin beeshiisa ahayd MARKAA in Cabdiraxman runta adiga iyo Xukuumadda BA u sheego isagoon dhaqan iyo Siyaasadda midna u warwareegin waa wixii loo doortay Mucaarid ahaan INUU sheego.
Arintan aad qirtay ee tobanka sano KU horyaalay ee BANDOOGA nabadda KU Soo dabaalaya dadkan budhcadoobay iyo Ciidan beeleedyadana haddaa kaga dhabaysaan OO sidaa aanad weligaa u hadal ee wacan eed maanta u hadashay aad wax u qabataan OO Sannaag NABAD Ka dhigtaan guusha koobaadΒ waxaa yeelanaya Madaxweyne MUSE Biixi tanlabaadna waxaa yeelanaya Cabdiraxman Cirro oo idin BASBAASEEYEY ta seddexaad yey kaa hoos dusin MOHAMED Kaahin aw adaa yeelanaya haddaad NABAD Ka dhalisa Sanaag IYO beesha in BADAN ARINTAA LAGU durayey ee dhabtana ahayd red Ka soo jeedid , Cabdiraxmam waa runtii, gar Somali iyo Siyaasadda wuubisticmaalay.
XISBIGA Mucaarid Ka ahi Wuxuu Ka samaysan yey toosin ta Xukuumadda ujeedada kaloo looΒ sameeyey ma jirto Mucaaridka. waar si cad sidaa waa lagu Soo hordhigi wixii aad Xukuumaddii Riyaale KU samayn jirteen iyadoo dhexdeeda 240 dhaawac IYO dhimasho ahi meesha ool waanay duubantay.
KULMIYE waad raad kulishiin abaaro dagaalo iyo qaybsanaan qabyaaladda intuba kor bay u kaceen iyo sicibarar ba Wadanka u naxa ayaamo tirsan baa baa joogaysaane oo waa la hubaal taase.
Debiilayaasha waa la garanayaa kuwii saxa ahaa yaan qof San dembi LAHAYN lagu Soo dhex Darin.
Haddaa Sanaag nabadeeda rabtaan waxa qudha ay KU imanaysaa in wax maga la joojiyo oo dembiilayaasnhan uu MUSE Biixi Boorame LAGU toogto.
M Bashe
Garyaqaan Bashe