SIILAANYAA DHAN XIIREE ADNA MA U DHUKURAYSAA MUUSAW BAY 2DA PROFESSOR LEEYIHIIN

Muxaadarooyinka Siyaasiga ah ee khayrka u bidhaamiyey reer Somaliland ee ay wadaan labada professor waxay ceeb KU tahay kuwii Professor rada sheegan Jiray ee beesha dhexe kasoo jeeday xaggay kaga maqanyihiin waa la ogyey waa qabyaaladda iyo hunguri iyo kuwii madasha wada tashiga sheegan Jiray oo hoos hoos ugu xidhnaa Kudladda wadanka afduubtay. Xukuumadda KULMIYE ee Askarta ujeedoonyinkooda aan la maahadin doonin dhisanaya, maalkii yaraa ee awel BA Siilaanyo Xukuumaddii uu ku xanuunsaday baabisay iyaguna maanta qori iyo askari gelinayaan ee durba baayac mushtarigii soo xidhmayo xadhigii iyo dimoqraadiyadii la dhabdhabyey debeddaa u tuuraya, professor radu WAXAY LEEYIHIIN SIILAANYAA DHAN XIIREE ADNA MA U DHUKURAYSAA.

HUBAAL DOORASHADII U DAMBAYSAY KULMIYE WUXUU HELAY BOQOLOKIIBA 40 boqolkiiba 16 ayuu kaga shubtay Xisbiga WADANI oo isagu guusha lahaa siday madaxdii xogogaalka ahayd ee Fartoodii dhexda Ka qaniinay xaqiijiyeen, caddaymihiina way HAYAAN.
Dawladda Imaaraadki Yemen bay baabisay, Sudan bay baabisay, Suqadara ayey baabisay SOMALILAND lacag jaban bay KU heshay xeebeheedana intay Ethiopia Ka iibindoo to mooyee inta kale iyadaa military Bases KU qabsanaysa meel dheer baana laga dooni doonaa.
Foodka ay soo wadaan labada ASKARI waxaa geli doonaa boqolokiiba 20
Xukunkooduna MARKUU daadegi waayo xarbul Ahli buu Soo wadaa. XISBIGA WADANI markuu hadlo waa Kala guurkii dadka reer SOMALILAND.
Labadii Xukuumadood ee Kulmiye midna madaxweyneheedii AFKA IYO dheguhuu isbeelsiiyey isagoon waxba qabin. Kan Muse Biixi Albaabaduu xidhay qasnadii na wuu ka xidhay dadkii boobijiray oo fartayadii waanu eednay bay leeyihiin. Wadanku sidan kuma sii jiri Karo ee dadku Isha ha KU hayaan Berbera.
M BASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker