Madaxweyne Muuse Bixii Cabdi waxa Ummadu ka sugaysa Hanaan ka duwan kii hore soo jireenka ah ?

Ma ah isku (Shandheyn ) ee waa (Xilka-Qaadis )Tallabada uu Madaxweynuhu qaaday.  Waa Wasiiradihi la Tuhun -sanaa oo ilaa Agasimayaashoodii uu  raaciyey qaarkood markaan  ku ha Xilka-qaadis buuxda  ku sameeyey  .Waxa kale Madaxweynaha lagga sugaya  in Tuhun kii Ummada soo gaadhay ee iminka  uu Madaxweynuhu cadeeyey inuu ahaa mid  jiray oo xaqiiq ah inuu Umma,u soo bandhigoo  ,inta uu leegyahay ?

Sidda jirta waa mid aad kor-ugu qaaday Xukumada Maanta, hadii ay so hufnaan ah u wajahdo wasaradaha Hantida-lunsiga laguu tuhmo amma ku dhaqaqay.

Xagga Ummada and its and ayey u soo dhaweynaysa  Madaxweyne Muuse haddii uu la Xisaabtan ka Golihisa Wasiirada iyo Sidda ay u Qabbanayaan Shaqada Qaranka ee loo xilsaaray amma Shaqadoodu tahay.

Hasa yeeshe Ummadu  ma doonayso  arinka Wasiir Harti-lunsi ku dhaqaaqay inuu noqodo la Xisaabtinkiisu uun Xilka Qaadis kaliya,?  Waa arin Ummadu aad u daneynayso in Madaxweyne Muuse  ula Dhaqmo Golaha Wasiiradiisa si ka duwan tii soo jireynka ahayd  ee Xukumadii hore ku dhaqmi jireen ee wasiirada Xatooyo-lunsiga ku kacay xilka uun lagga qaadi jiray  siddaan na lagag hadhi-jiray .

Ugu  yaraan waxay doonaysa Ummadu inay mar uun arkaan Wasiirada Hanti-lunsiga lagaga qaaday Xilka Wasiirnimo in Sharciga la la tiigsado oo la soo taago Maxkamda.

 Waa ta Ummada  jawaab buuxda ka siin karta inay Xukumada Muuse  ,tahay mid  Sharciga iyo Shuruucda Qaranku, leeyahay ku dhaqamysa isla markaanna  ku  qaadaysa qof kasto oo Xatooyo-lunsi Arinkiisu, yahay ama la xidhiidho

 

Halka  hadii uu Marayo Madaxweyne JSL Md Muuse Bixii Cabdi  Arimahan la Xidhiidha labbada Wasiir ee uu Xilka ka ,Eryey Maanta waa yadidiilo cusub iyo Hanaan ,Hufan oo hagaagsan Jamhuuriyada Somaliland iyo ummadeed, uu bud-dhigi ugu horeyey dhagxiisi uu dhigaayo Madaxweynaha ah Qaranka Hogaanka u hayaa Muuse Bixii Cabdi .

 

Waxay  tallabada in  Sharciga la la tiigsanyo cid gasha amma ku dhaqaqday Harti-lunsi , ka mid noqon doona kuwa u galla-diwaanka taariikhda oo lagu xasuusto,  Md Muususe Bixi cabdi  ,waa hadii uu garto oo uu uga  soo dhalaalo  sidda ay tahay  markaanna ,Tixgelin iyo ku Dhaqankooda ba, kuna  dhiirado  ,Sharciga iyo Shuruucda Qaranka,  sideed ba ay  baal mari-jireen Xukumadii hore markaanna ahayd  siyaabaha   Xukumadaha hore u hogaamin jireen  Dalka . 

 

Fikradaha iyo  Aargtida xorta ah ee Muwaadinka .

Abokorm@hotmail.co.uk

Qorre: Abokor I Mohamud.

 Alle Mahad u Sugnaataya .

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker