Iyamaa mudnaanta leh Baahiyaha biyaha iyo caafimaadka iyo madaxtooyo cusub w.Q. Ahmed lababaale

caqliga fayoobi ma idin siinayaa baahiyihiii asaaasiga ahaa ee bulshada  sida biyaha  caafimaadka wax barashada oo baahi wayn loo qabo  in layidhaahdo  waxa ladhisayaa madaxtooyo cusub oo ay ku baxayso malaayiin dolar ayaa dhul afar kilo mitir oo isku wareega laga dhisayaa ?
waxaynu wada ognahay biyo la.aanta ka taagan caasimadii wadanka looga talinayay  iyo baahida wayn ee looqabo sidii loo heli lahaa biyo wada gaadha dhamaan caasimada somaliland
waxaynu kaloo ognahay  wado xumada kamuuqata jidadka magaaloyinka waawayn ..
waxaynu kaloo ognahay  dooxyada waaawayn ee markuu roobku yimaado qaada  dad iyo duunyada  baahida looqabo in  biriijyo laga sameeyo
waxaynu kaloo ognahay  cisbitaalada waawayn ee goboladu siday uhoosayso adeegooda caafimaaad ..
waxaynu kaloo ognahay  i.w.m
hadaba intaasoo baahiyoood iyo qaar kaloo badan iyadoo wadanka ay ka taagan yihiin
hadana maxaa keenay amase waamaxay baahida keentay
in madaxtooyo cusub oo malaayiin dolar ku baxayaan  madaxwaynuhu yidhaahdo waan dhisayaaa
miyaanay ahayn caqli xumo iyo  danta baahiyaha shacabka oo aan dan kalahay xukuumada hogaanka uhaysa wadanka
   jawaabtaasi waxay utaalaa shicib waynaha somaliland
    Qalinkii Ahmed lababaale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker