Afhayeenka Madaxweynaha JSL oo ka warbixiyey Soo Dhawaynta Weftiga Madaxweynaha iyo Kormeerka Dekeda Berbera
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hogaaminayo ayaa barqadii Maanta Socdaal Shaqo Ku tagay Xarunta Gobolka Saaxil ee Magaaladda Berbera.














