Somaliland , waxaan ka soo horjeednaa, beenta dadka loo sheegayo,siyaasadu, waa shacbigaaga oo aad oggolaato iney kula xisaabtamaan. by; fuaad.m. qawdhan. london

Waxaan rabbaa inaan dadka somaliland u cadeeyo, annagu waddo in la dhiso  kama soo herjeedno, waxaan ka soo hor jeednaa, beenta cadd, ee dadka loo sheegaayo.
 
Waxaan shaki badan ka qabnaa waddada wajaale fartuna wey noo taggan tahey, halla joojityo beenta 101 sano  nalooo sheegaayo.
 
Waxaani siyaasad maaha, siyaasadu  maha mid been laggu dhisso, siyaasadu run weeye, siyaasadu waa shacbigaaga oo aad runn u sheegto weeye, shacbigaaga oo aad o ggaalto iney kulla xisaabtamaan weeye, shacbigaaga oo intaad run la hor timmaado , runta u sharaxdo weeye, somaliland siyaasiga run u sheega ayaa barwaaqo iyo horumar u hor seediaya.
 
Laakin nasiib darro mey dhicin in shacabka somaliland runn loosheego, waayo maddaxda tuugta ah ee ina soo martey iyo kuwa imikaba joogaba, waxey dadka la hor imadaaan, beenba been ku dawee, beentuna waaa xarraan waxaa gudboon ineeynu beenta diidno hadii kale walaahi abaaro iyo gaajo kamma baxeeyno.
 
Sidaad la soctaan xukamdii hore iyo haddda joogtaaba waxey inoo sheego  haddalo badan oo is khilaafaya oo warbixmo kalla duwan aay dadka u sheegeen mediahuna wey hayaan coddaadkaas oo  duuwan, mar dpw baa ku badalaney, mar itoobiyaa 18 milyan bixineysa, mar saldhig ciidanbaan ku badalney, madaxweynaha oo leh muuse biixi, waan kirneyn dadka, sacad  cali shre oo leh maan kariin, intaba waad heeysaan, iyo shaley oo u dabeysey oo ay yidhaahdeen dawollda engriiska 25 milyan bixneysa. waaa been cad oo aan makhrti u baahneyn, waxaan aan diin sheegayo waa run, cadeemihiina walla haya iyag oo duuban, waxaan aan ka hadllayo waa dan, umadeed.
 
 
Waxaa jiira sanadihii u dabeyey dowlada somaliland  iyo madaxda tuugta oo xashiineeyn ilaheyna kabqeeyn , inney soo sareen dhalin yaro yar yar oo badan oo social meida, sida facebookayda,  ku waas  oo beenta ku difaaca iyagoo ku tageeraya , (qabiil iyo qabylad, iyo nin jaceylsi) waxaas oodhan waan la socodnaa, hadaba waxaan  odhanayaa gunaanadkii.
 
WAXAA HUBAALA IN MASHRUUCAN AAN DABA GALEEYNO SIDII U SOCADA  IYO CIDA WAX BIXSEYBA KAMMA HADHEYNO.
 
Anigu iyo inta runta  jaceyl kama mid noqneyno kuwa amuusey ama aay qabyaalada iyo qudhunku amuusiyeen, waxaad arkeysaa raggwaaweyn  oo magac iyo sharaf leh oo mashuurcan ka soo horjeedi jirey,  waxaa baddaley ama amuusyeey waa qabyalad ,dadkaasbaa jirra, anigu seh ma amuusaya waan hadllayaa. ilahey baa yidhi xaqa sheega, shakibadana waan qabnaa runtana wan sugeeynaa iney timmaado.
 
Hadaba waxaan odhanayaa muuse  talladan dhageeyso.
 
Hadaba muuse waxaad u sheegtaan, in waddadan aad imika heeyso aaney aheen wadda guusha wale, waana siyaasad khalddan, muusow waxaan ku leeyahey, dadkaaga maqal cabashadooda dhageeyso, jooji dadkan daba dhilifka ah ee ku guulwadeenaya ee dhageeysaneyso, walaahi waan dhaartee , hadii aad talldaa maqli weydo , ka eeg bartii siyaad bare,  albadan aad xidhatey jooji , dadka 6 gaobol u tagg ayaao la joog waxey rabaan samee, hadiii taas la waayo. dowladda meel xun ka eeg tallladii u dambeesey.
 
waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada woolwich london
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook fuaad qawdhan
 
00447383135563
 arrimaha bulshada.
ilaahey baa mahaddleh

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker