Badbaadi wadankaaga walaalyaal

Arimaha Somaliya

Had iyo jeer ma jecli in aan dhex galo arrimaha murugsan ee u dhaxeeya dhinacyada is haya ee soomaliya great somaliya:

1-jubba land

2-Hir/shabeele land

3- Gal/mudug land

4-Koonfur/galbeed land

5-Puntland

6-somaliland

Waxa keliya ee la isku haya waa qabyaalad iyo wax kala riixasho,macno daro,xantooyo xoolo dadweyne iwm.waxaad moodaa in ay ku siqeyso in soomaliya laga waayo khariiradda geeska afrika waayo deganaansho la’aan ayaa jirta 1991-2019.

Waxaan koonfurta jecelahay oo aan wax ku bartey lafole 1983-1987 (Bsc-Biology/chemistry) ka qaadatay kuna shaqeeya anigoo ka soo jeeda gobolada saaxil iyo togdheer regions.

In loo kaco dawladnimo sidii aynu shaqeynasay somaliland inkastoo ay jiraan meelo lagu muran san yahay.

Guurti,culumo,indheer garato,dadka xishooda ee ku nool koonfurta illaahay ha ka yaabeen oo ha u kacaan dalka iyo dadkaba haddii kale meel dheer ayaa laga dooni.Macno weyn ma sameyneyso –in la iska horyimaado madaxdu inaysan mana haboona oo ay dajiyaan umadda.Waanadaa yar oo dhiigu I dhaqaaqay wadanka iyo dadka ayaan idinku boorinayaa ..

Waxaan la hadlayaa soomali oo dhan,waxaad ku fadhidaan dahab ,dheeman iyo badrool,kallun,beero,webiyo,xoolo nool oo dhameys ah walaalayaal heshiiya waa talo,haddii hore loo heli waayo waxa ka dhici

karta in ay baabado somalistan—ma jirto majirto geeska sidii ku buluushitan.

 

 

Wataciyuhaa udun waaciyaha.

Wa bilaahi tawfiiq.

Dr.Abdulrazak mohdi essa

Lafole 1987(Biology/chemistry)

Senior supply chain officer.uae

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker