BUDHCAD TAARIIKHEED KA DILAACDEY AWDAL

Reer awdal waxay isku duubni iyo is ixtiraam wax badan ku qabsadeen Sida taariikhda ku xusan sida Jaamacadda Amoud ,Jidadka iyo mashruucyo badan oo maanta ka muuqda AWDAL Guud ahaan.. Waxase nasiib darro ah in ay soo baxeen dad u eg Budhcad Taariikheed una badan dad aan aqoon taariikheed lahayn u qaateyna in Taariikhda la dhici karo oo taariikh dadkii lahaa nool yihiin weli ay maroorsan karaan Kuna Heesaya Heestii Abdi Sinimo Allaha u naxariisto eh … Anaa Allifiyo Ayban bey baratee Ustaadkii A’ da keeney waakani isagoo Nin aan Taariikhdaa laheyn Farta ku fiiqaya !!!!. sida ka Muuqata Video ga hoos ku duuban..Cajiib.waxan Xasuusinayaa Ninkaa waxa ku hadaaqayey Hal heyskii ahaa Gurxan Dhegala yahey Beenta waa lagu Gummoobaaye Markhaati beenaalana halka uu adduun iyo aakhiro ku leeyahay Allaah baa caddeeyey. Ee waxa idiin fiican in aad Raalli Gelin degdeg ah ka bixisaan arrinkaa . Wa bilaahi tawfiiq

 

abubaker36@yahoo.com

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker