Ma Oromaa odey dhaqameed leh!?

Waxaa galabta Soo gaadhay Magaalada hargeysa niman odey dhaqameedka Oromo lagu sheegay, ilaa hada ma cada ujeedka ay u socdaan, miyaa la marti qaaday ma iyagaa dalbaday imaanshiiyaha Somaliland makala cada weli.
Wakhti xaadirkan  Qoomiyadaha Oromada iyo Somalida waxaa ka dhaxeysa Colaad xoogan oo ka gees ka gees siman,Shiniile Ilaa Gobolka Daawo iyo Degmada Mooyaale.
Oromo Somali waa u soomaali uun waxaa taa kuu cadeynaya sidii cadawtinimada lahayd ee ay dadkii ganacsatada ahaa ugu xasuuqeen magaalada Hawadey ee Kililka Oromada.Dadkaas oo kasoo jeeday Somaliland ahaana dad in badan la noolaa Qoomiyada Oromo ganacsina ka dhexeeyay sidoo kale qaarkood Qabeen dumar Oromo ah,  Taasi waxay inoo cadeynaysaa in Oromo aanay ahayn Niman dhaqan wanaagsan leh, iyo wax loogu xisho aan la garanayn.
Maxay maalintaa wax uga qaban waayeen kuwan maanta maryaha  kiniisadaha inoo soo huwaday.
Waxaa muhiima in dhigooda Odey dhaqameedka reer Somaliland,  nimankan dareensiiyaan,in sida iyagu Oromo ahaan Iyagoo waliba kala Diimo ah hadana isku mawqifka u wada yihiin dagaalkana dhan uga soo wada jeedaan, Somalidu Kuwa  Isaga Sii dhawyihiin isaguna jiidh naxayaan ogaleyna in qof Somaliya Oroma si Xaq daro ah dhibaato u gaadhsiiso.
W/Q. Cabdiraxmaan Cali Nuur


Cabdiraxmaan Cali-nuur(Bulshaawi)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker