Taliyaha ciidanka policeka iyo badhasaabka gobolka saraar hanbalyo

Asalaama aliukum ,waxaan salamayaa dhaman akhritaasha sharafta badan ,ee shabakada kala duwan ee burcoonline ,caynabanews iyo oodweynewws ,bacda salaan waxaan ,manta uqaatay qalinka inan ka hadlo ,dedaalka ,hartida ,iyo kartida badhasaabka gobolka saraar ,axmed maxamed hashi,iyo taliyaha cidanka policeka gobolka sarar ,hassan ismacil gacmo yare ,qofka aan binaadam u mahadniqin ilaaha uma mahadnaqo ,watuu gabayaagii somaliyeed lahaa ,”waxba yaanu xaalkay imarin xolana isiine ,xashee nin libin ka xistiyay ,xumihi waaayaab”. ,waxan aad ula dhacay badhasaab ka o hogaminaya ,qaar tirsan golaha degaanka ooo gurmanaya siduu ceelka caynabo aan xolaha loga xidhin .waxan kaloo aad ugu riyaaqay ,sida u badhasaabku iyo taliyuhu ula dagaalamayaaan ,dhuxusha iyo caqli laawe yaasha xaalufunaya degaanka ,ee xalafunaya dhulka ,waxaankaloo hanbalayaa,cidanka boolliska ,dhamaan iyo cidamada militaraiga ,.waxaan canbaar dusha ugu turayaa ,maxkamada iyo hayada garsoorka sarar o ah qaran dumis ah ,inta badan eeex iyo lalush ku xukumaan sida aan warka ku hayo. Waaa xaqdaro iyo edeb daro ,in badhasaab iyo ilaa taliye iyo cidamadu qaranku inaay usoo dhidideen in xeerka la horgeeyo gacan ku dhiiglayashaa dhulllka xasuuqayo.waxaan farayaa dhaamaan shacabka  sharafta badan ee gobolka saraar ,inaay la shaqeyan badhasaabka iyo taliyaha gobolka saraar. WabiAllahi Tawfiiiq.
Fuad galaydh
London UK

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker