Barnaamijka #Isbedel2 ee Gulaid Ibrahim

Asc Magacaygu waa Gulaid Ibrahim.

Barnaamijku maaha mid siyaasi ah, mana aha mid warar ku salaysan, balse waa Barnaamij wacyigalineed, oo isagu jira Diin iyo Hormarinta qofka.
Isbedel2 waxa uu si toos ah ula hadlayaa Dhalintarta, oo ah Qaybta ugu muhiimsan Bulshada,sidoo kalena dhalintu waa awoodda ay Bulshadeenu ku taalbsan karto.
Barnaamijku waxa uu bixinayaa Talooyin, Tilmaamo iyo Tusaalayaal wax ku ool ah, adba waad arki haddii aad ku xidhnaatid.
Ujeedada Barnaamijkani waa Hormarinta dhalinyarteena gaar ahaan, iyo Bulshadeena Soomaaliyeed guud ah.
aad ayey iigu tahay farxad haddii aan ku yeesho Barnaamijkan Todobaadlaha ah Website-kiinanĀ  Samo-taliska ah, maamuus bay ii tahay in aan ka mid noqdo Qoyska Shirkaddiina.
fadlan ii tixgaliya Codsigan
Fadlan Emailkaygu waa kan, haddii aad u baahnaatid wax faahfaahin ah.
#Isbedel2 | 2: Muhiimadda Isbedelka
Isbedelku ma Muhiim baa? Waa maxay Isbdedelka Togan? se waa Maxay Isbdedlka Taban? Jawabaha Su’aalahaas iyo faa’idooyin kaleba waxaad ka dhex heli doontaa Muuqaalkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker