Xukuumada Somaliland oo Ruqsadii Sharci kala noqotay 6 ka mid ah Ururada aan Dawliga ahayn

Hargeysa (OWN) War saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka waxay ruqsadii ay ku hawl galayeen kaga joojisay 6 Hayadood ka hawl gala gudaha Somaliland .
War saxaafadeedkan ayaa waxaa ku saxeexnaa Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Eng Xuseen Ibraahim Buuni waxaana uu u dhignaa sidan……………

No automatic alt text available.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker