MAQAAL

Dhibta dhalin yarda somaliland haysata , xalkeedu waa maxay ?
,,waa marka hore hadii Aad is tidha, Ganacasi bilaw, waxa ugu horeeya ee aad u bahata oo bogacadii aad ka bilaabi layd wixi aad donayso inaad qabto ama aad bulshada uu so ban`dhigto meeshi iyo bogacadi aad ka Bilaabi lahyd sidaad ku heesha way kugu adkanaysa .sidi aad u heeli layd waxad donayso inaad bulshda uu so bandhigto goobti iyo bogacadii aad ku so ban dhigi lahyd hadiba aad heesho kiradeedu wa lacag aad uu qaliya `
,
hadii aad is tidha guri dhiso sidad ku dhiisata way kugu adag`tahay .
waxa ugu hooreeya ee aad uu bahata waa dhulki ama bogacadii aad guriga ka dhisi lahayd sidaa ku heshaa way adag`tahay hadii aad heesho waa lacaag qaliya oo laga yaabo inaay ka qaali san tahay lacagata dhismaha ku baxaysa , dhul sidaad ku heesha way adagtahay hadii aad is tidha iibso waxay ku kacaysa lacag ku dhaw tii aad guuriga ku dhisan lahdy hadii aad lacaga dhulka iyo dhisma aad isu gayso waxay noqnaysa lacag badan,cajib
hadii aad is tidha gurso markaad so heesho gabadhii aad nolosha la wadagi layd ee aad heeshiisaan ee aay gaadho wakhadigii walid´keed aad way`disan lahyd waxa ku hor iimnaysa ariin adag, waxa ugu horeeya wa inad ka fikrtaa lacagti aad inanata rerkooda aad siin lahayd waxa ugu horaysa .sooryo gabati iyo yarad .hadii layso geeyo waxay noqonysa lacag badan hadii aad intaa ku guulaysato waxa ku sugaysa hawlo kale
gabagbadi qoralkan nuxurkisu waxa weeye
culayska dhaqale ee dhalin yarda somaliland hor yala xalkeedu waa maxay
anigaa waxay ila tahay isku dubnaan iyo midniimo qoran oo buuxada iyo wadaniiyad iyo xoogaa uumadoo la mideeyo
  1. QORE cawil cabdilhi xayd

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker