MADAXWEYNE XANUUNKII MA SIR QARANBAA MISE WAA WAX UU BINU ADAMKA KALA SIMANYEY.

Runtii qof Binu Adam oo xanuunsaday waa sunnihii nolosha adduunka. Qof madaxweyne ah ama madaxnimo kale iyo masuuliyad weyn qof ummad u hayaa waa sharci in la ogaado ee sharci daro maaha. Cid walba way garankartaa in Distoorka wadan kasta iyo Distoorka Somaliland ee meel iska yaalla inay ku jirto arintan ayaamahan la isku tuuray ee uu bidhaamiyey wasiir kii ugu xogogaal Sanaa Madaxtooyadii Madaxweyne SIILAANYO. Laakiin Somaliland mushkiladda ku cad ee haystaa waxa weeye ma Distoor Baynu ku dhaqanaa mise wareegto Madaxweyne, Distoorka meel yaal siduu yey uguma dhaqano ee wareegto Madaxweyne ayaa inoo sharciya haddaad xaaladeena maamul dib u milicsataan. Imikana arinta Xirsi buuggiisu wareegto ayey sugayaa uu Madaxweyne Muse ka soorayo. Markay wareegtadaasi TIMAADO Xirsi ku foorartaa ee Madaxweynuhu Guri Barwaaqo Buuggiisii (SATAN VERSES) UU wareegto ka soo Saari waayey, wuxuunay noqonaysaa KU QARIYEY-QARYEY E GUN-CAD oo inagu soo noqnoqota xukuumaddeena.

Sideedaba Madaxweyne yaal badan baa xannuun la soo dersay markay Madaxtooyadii soo gaadhaan, Haddaynu tusaale u Soo qaada no Maraykanka 10 Madaxweyne ayaa Xukuumadiisii ka xanuunsaday sidaa Siilaanyo ba ku dhacday, qaar qarsada is yidhi iyo qaar soo bandhigay ba wey lahaayeen.
ANDREW JACKSON 1829-1837 ayuu Madaxweyne ahaa waxaa ku dhacay xannuun emotional and physical Maladies,rotting teeth, chronic headache, failing eyesights, bleeding lungs, other
Infection.
Govier Cleveland 1893-1913 wuu ku xannuunday aqalkii Caddaa.
William Taft 1905-13 wuu ku Xanuunsaday madaxtooyadii Maraykanka.
Woodraw Wilson 1913-21 wuu ku xanuunsaday kursiga.
Warren Harding 1921-23 isna wuu ku xanuunsaday.
Franklin D Roosevelt wuu ku xanuunsaday madaxtooyadii
Eisenhower isna wuu ku xanuunsaday.
Markaa iskadaa qarin e waa in isha lagu hayaa. Madaxweunuhu inuu xanuunsaday shaki kuma jiro Somalidu waxay tidhaa SAKAARO XAAR MUUQDAY AASAASDDAA. MADAXWEYNUHUNA HADDAY CADDAATO XAGGA MEDICAL RECORDKA INUU XASUUSTOO DHAN LUMIYEY CIDDII QARISAY BAA DEMBY QARAN KU JIRTA. MOHAMOUD XAASHINA WAREYSGIISA RELIABLE MAAHA WAAYO WAXAA LA SOO WERIYEY OO LAGU BARTAY INUU RUN SHEEGO MARKUU AQALKIISA ALBAABKA SOO GARAACO EE LA YIDHAA WAA KUMA AYUUN BUU RUN SHEEGAA BAA WADANKU ISLA QAATAY.
LAAKIIN MADAXWEYNAHA I SIILAANYO IMIKABA HA BAADHO GOORTUU XANUUNKU KU BILAWDAY IYO SIDUU IMIKA KU SUGAN YEY CAAFIMAADKIISU OO WADANKU CAAFIMAADKIISA TUUR TA HA RITO.
MBASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker