Cigaal Mee Caynaanka ha qabtee?!!!—- qoraal

Akhyaarta:

Waxaa xisbigaasi markii la aasaasey hogaankeeda wada qabtey mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo noqdey gudoomiyaha iyo mudane marxuum Maxamuud Saalax Nuur (Fagadhe) oo noqdey gudoomiye-ku xigeen. Hase yeeshee doorashadii ugu horeysay ee 2003 hogaankaa sidaa u dhisan laguma galinee waa la kala daatey. Horaa loo yidhi ma bay dhalanee dhawrteysan ogaa!!!
Mudaddii u dalka Soomaaliland hogaankeeda hayey xisbiga Kulmiye oo ah 2010 ilaa iminka waxaan muran ku jirin in labada arimood ee dibada iyo gudaha ay boqno-goyeen. Dalka iyo dadkan gaadhsiiyeen meel ay adag tahay sida looga soo noqdo, ilaa iminkana ay ku foogan yihiin sii burburinta waxa ummada isku haya iyo halkey dadku hiigsanayaa.

la bax qoraalka oo dhameystiran …ama guji nudkan hoose si aad u hesho qoraalka ..

http://farshaxan.com/Qoraal/0401/Cigaal_mee%20_caynaanka_ha_qabtee.pdf

Fu,aad Sheekh Bahda Mareegaha Farshaxan www.farshaxan.com iyo
www.farshaxan.org

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker