Somaliland siyaassiyiintiisa
Waxaan doonayaa in la hadlo siyaasiinta somailaland ,cuqaasha,culimadda ,salaadiinta,garaadada ,isimada,boqorarad –haddii aya jiraan.,haweenka,iyo dhalinyadda.
Waxaan u soo jeedin lahaa in aynu nadiifino marka hore guryaheena oo ka dhisno dhinac walba si ay u hagaagto bulshadu.
-in la joojiyo hadalad leh xanafta ee dadka kala kaxeenaya
-haddii cabasho jirto waa in loo maraa dariiqeeda.
-Xisbiyadda iyo dawladu waa inay wada shaqeeyaan si hagar la’aan ah.
Ninka siyaasiga sheeganayaa in uu iska ilaaliyo waxa wax u dhimaya sharaftiisa,cilmigiisa iyo qabiilkiisa iyo dadnimadissa.
Madax beynu dooraney kulmie,ucid,and wadani waa inay wada shaqeeyaan-beriba waxa laga yaabaa in Abdirahman noqdo madax weyne…..
Wadanka ha la wada ilaashado wixii laga maarmi waayan waa in la wada tashadaa,iyadoon laga tageyn dadnimada iyo wada dhalashada –somaali oo dhan.
Exampla: hargeysa maxaa ka dhiman;
Xashiishka oo lagu guro–wastage management + drainage facility
Old market arrangements—–parking plan
Saliida baabuurta oo laga joogiyo magaaldda iyo geerashadyada oo laga saaro magaaladda.
Dadka ku ganacdasad wadooyinka oo loo sameeyo meelo gaara.
Basaska oo loo sameeyo teminal iyo meelo laga raaco oo ay is dhaafaan
Wadooyin loo sameeyo-iyadoo wada buuraley ah ..dhinaca masalha mooyee.
Biyaha oo dardar geliyo
waxaan dhammi waxay hoos yimaadaan 25 inan ee aan aqoonta fiican u lahayn hawlahooda.
In si dhakhso loo bedelaa iyaga baarlamaanka waa daruuri,lana hubiyo kuwa bedalaya.
Illaahay xaqa ha ina tuso
Dr. Abdul-Razak Mohdi Essa
Senior supply medcial supply chain officer
Unites Arab Emirates–Abu-Dhabi
Dr.
Waar wadanka ha loo shaqeeyo
Dr. Abdul Razak Mohdi Essa
Senior Supply chain officer
United Arab Emirates