Muuse Biixi Iyo Talada Dalka Xisbiyo Qaran Mise Waxay Jecelyihiin Dadweynuhu (Qaybtii 28aad) By : Maxamed Xoosh

Xisbiyada Siyaasiga Ahi Waxay Ku Kala Duwan Yihiin Sadex Arimood

Qolo Waxay Sheegaan Waxay Dadweynuhu Doonaayo ยดIsku Dhejinta Dadweynaha` Cod Badan Wey Ku Helaan Iyo Turjumaan Dareen Wax La Tabaayo Waa Inta Maanka Siyaasigii Gaajaysan Yahay Ama Ay Dareenka CAADIFIGII aad U Shaqaynaayo

Qolo Kale Waxay Tuujiyaan Maskaxda Waxay Ugu Badan Iib Geeyaan Waa MABAADI Siyaasi ah โ€œPolitical Ideologyโ€ Inta Karaankooda Ka Fuliyaan, Badanaa Waxa Fahma Dadyawga Maanka Siyaasigii u Qaan-Gaadhay Caamaduna Hore Uma Afgaratoโ€ฆ.

Waxa Jira Qolo Sadexaad oo Dhinac Dadweynaha u Sheega Waxay Jecelyihiin Sidoo Kale Garab Wada Aragti Mabda’ Siyaasi ah, Weliba Dadka Ugu Dara Waxay Baqe Ka Qabaan Si Fiican Ayuu u Guulaystaa Xisbigaasi

Si Loo Helo Jamhuuriyad Somaliland oo Hore u Socotay Waa In La Helaa Xisbiyo Qaran Oo Danaynaaya Arimha Masiiriga Ah Ee Dalku Leeyahay

Waa In Loo Guuraa Xisbiyo Iyo yaa Wax Garanaya ? Ee Dalka Wadi Kara โ€œHaba Adkaateeโ€ Xagay Ka Tahay Yaad Garanaysaa ?

Ma Jiro Xisbi Aan Lahayn Barnaamij Iyo Aragtiyo Haba Yaraadee Aanu Ku Adkayn Fulinteeda Sida Xisbi Xaakimka oo Soo Diyaariyay Barnaamijkii Ugu Balaadhnaa ee Xisbi Somaliland Ahi Soo Bandhigo, Si Loo Helo Xukuumad DADKA U ADEEGTA iyo In La Adeekeeyo Hay’adaha Dawladnimadu Ku Dhisan Tahay, In La Isku Hayo Nolosha Bulshada Oo Aan Kala Fogaan, Dhibta Ka Dhalata Umad Miyi Ka Soo Guurtay oo Madani Noqotay Sidii Loo Xalin Iyo Maareyn Lahaa โ€ฆ..

Kulmiye Wey Hor Taalaa Fulinteedu Dhawaan Weynu Falaqayn Doonaa Iyadoo Faahfaahsan

Maxamed Xoosh

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker