Hambalyo Ku Socota Arooska Lamaanaha Isguursaday Ee C/Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale
Waxa Halkan Hambalyo Salaamo Qaaliya Loo Marinayaa Xaflad Aroos oo Si Heer Saro Ah Loo Soo Agaasimay Kuna Waajahan Aqal galka Qoyska Cusub ee Iscalmaday Mudane C/Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale kana Qabsoomay Dalka Jarmalka Gaar ahaan magaaladda, Mulhem
Dhammaan Qoysaskan Halkan ku qorani oo kala ah reer jaamac xundule iyo reer Ibraahim Xuseen Ducaale iyo Reer CuraagteXuseen Ducaale reer Maxamuud Jaamac Xundle Reer Warsame Jaamac Reer Macalin Maxamuud Reer Xasan Cali Yare Cabdi Jaamac Xujaale iyo Dhammaan reer Cali Kooshin
Geesta kale waxa iyaguna hambalyo tan la mid ah u dirayaa Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan Cali Kooshin Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Aadan X Cali Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Hargeysa C/Rashiid Beer Geel Ganacsade Farxaan X Cali Ganacsade Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi Dable Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Mudane Maxamed Aadan Ilkacase Axmed Macalin Maxamuud Iyo Marwadiisa Cali Cabdi Jaamaca Sacad Cabdi Jaamac Mustafe Cali Yuusuf Axmed Cabdi Guray Shaafici Xasan Cali yare
Mudanaha iyo Marwadiisa oo Aqal Galkoodu ka Qabsoomay Dalka Jarmalka Gaar ahaan magaaladda, Mulhem waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Masuuliyiintii iyo marti saraftii tirade badnayd ee meesha iskugu timi waxa ay si siman ugu Hambalyeeyeen,uguna duceeyeen Qoyska cusub ee soo kordhay Boqorka Cabdi Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale Gabagabadii waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel.