Natiijadda Hor-dhaca Ee Liiska Golaha Deegaanka Ee Degmadda LAASCAANOOD Iyo BUUHOODLE Oo Lagu Dhawaaqay

Natiijadda Hor-dhaca Ee Liiska Golaha Deegaanka Ee Degmadda Laascaanood Oo Hadda Lagu Dhawaaqay, Magacyadda Iyo SAWIRRADDA Xildhibaannadda Guulaystay.
1- Xisbiga WADDANI Helay 11,161 Cod, Una Dhiganta 5 Xildhibaan
2- Xisbiga KULMIYE Helay 12,928 Cod, Una Dhiganta 5 Xildhibaan
3- Xisbiga UCID Helay 7,318 Cod, Una Dhiganta 3 Xildhibaan.
Laascaanood Waa Degmo A-ya Golaheedda Deegaankuna Waa 13 Kursi.
———————————————

Natiijadda Hor-dhaca Ee Liiska Golaha Deegaanka Ee Degmadda Buuhoodle Ee Gobolka Togdheer Oo Hadda Lagu Dhawaaqay.
1- Xisbiga WADDANI 5 Xildhibaan
2- Xisbiga KULMIYE 4 Xildhibaan
3- Xisbiga UCID 2 Xildhibaan.
BUUHOODLE Waa Degmo B-ya Golaheedda Deegaankuna Waa 11 Kursi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker