Aqoonyahan Maxamud Daahir Cumar Oo Falanqaynaya Odoroska Miisaaniyadda Somaliland

Muwaadiin haddii aad hore fahmi weyday sheekada 10%ga ee xeer12 lagu jideeyay, si aad si fudud u fahmato nuxurka qaladka ku jirra, xogtan hoose isha mari. Xogtu waxay ku saabsan tahay dakhliga dawladdaha hoose ay gudaha degmooyinkooda kala soo baxaan, iyo ka ay dawladda dhex ku celiso – ku kaabto.
– Dakhliga Gudaha ee degmooyinka soo saaran:
1. Hargeysa – $16.5 million
2. Burco – $3.9 million
3. Borama – $2.9 million
4. Berbera – $1.3 million
5. Laascaanood – $800,935 kun
6. Gabiley – $33,662 kun
– Dakhliga Dawladda Dhexe ku celiso, iyo sida ay u kale badsadaan:
1. Berbera – $12.4 million
2. Gabiley – $4.9 million
3. Hargeysa – $1.7 million
4. Borama – $1.5 million
6. Laascaanood – $1.4 million
6. Burco – $1.4 million
7. Ceerigaabo – $1.37 million

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker