JAMAC SHABEEL WUXUU HAL-HAYS U LAHAAN JIRAY SIYAASADDU MA NAXDO.
Maanta waxaa kawaanka hilibka saaraan oo qawlaystada xisbiga Kulmiye faashkii cidhbaha ku goynayaan JAMAC SHABEEL oo in badan kasoo qayb galay arimo dhagaraysan oo Xisbiga Kulmiye ummadda reer Somaliland horteeda ku sameeyey. Wuxuu maanta ay isku maqaam yihiin ninkii Cabdi Ilay ee Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia oo wuxuu Samayn jiray lagu sameeyey. Qof kasta oo wax xun kula ka a ummad madaakiin ah isagay ku dambaynaysaa oohinta iyo kurbadu. Nebi Mohamed (CSWS) wuxuu yidhi:, DIIB YAAKUL AL QANAMU QAASSIYAH- YEYDU WAXAY CUNTAA NEEFKA ADHIGA AH EE XOOLAHA GOONIDA UGA BAXA EE CIDLADA DAAQA. JAMAC SHABEEL markii iigu dambaysay isagoo mujatamaca tabaalaysan ee dawladnimadii ka xumaatay ku tiiqtiisanaya wuxuu lahaa SIYAASADDU MA NAXDO. JAMAC SHABEEL WUXUU KU DAMBAYNAYSAA FAYSAL CALI WARAABE OO XISBIGII UCID KA DHEGAY TENEG XASHIISH KA SIYAASADDA SOMALILAND.



