SOMALILAND OO MAXMIYAD SOMALIYA NOQOTAY WAA MAAMUL GOBOLEED…….. , SEE XAAL YAHAY ?
Wakii Colonel Muuse Inoogu Bishareeyey In Hantida Qaranka La Tirokoobayo Wataynu Aragnay Waxa La Tiro Koobaya Ay Yihiin Guryihii Reer Burco Odaygii Al-Xaaji Axmed Silaanyo Siiyey Ee Cawri Gafka Ahaa Oo Xaajiyadii Marwo Amina Waris Markay 10 Guri Siiso Tolka Ayey Hal Guri Bariga Burco La Siin Jiray Kiiba Laga Daba Yimi Waxa La Sheegayey Duqii Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi Guri Uu Ku Buquujiyo Min Yarooyinka Mid Ka Mid Ah Kuwii Xoghaynta U Ahaa Inay Kusoo Weerareen Niman Leh Hanti Qaran Baanu Diwaangelineynaa Duqii Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Hub Nooca U Sitay Lama Arkayn Ma Faro Madhayn Se Baa La Yidhi Ninku Waa Jabhad Hore Ma Ogtahay ….. Yeelkeede Suti Gashaan Buu Yidhi Over My Dead Body Guriga Aan Ku Jiro Soo Geli Maysaan Nimankii Iyakoo Khajilsan Bay Guriga Dulmareysteen Waa Jaahil Jaahil Soo Dirtaye Guriga Dibadiisa Cabirka Aad Ka Qaado Waa Nul And Void Maxkamada Horteeda Berito Waxba Ka Ma Jiraan…..
Iyadoo Filimka Hantida Qaranka ayaa La Diiwaangelinayaa Socdo Ayaa Kaaba Laadarahii Filimku Ka Toosay Awdal Wiil U Dhalay Madaxweyne Ku Xigeen Mr. Saylici Ayaa Bohol Reer Boorama Qashinka Ku Aasi Jireen Oo Ah Qashin Qubka Kaliya Ee Ay Boorama Leedahay Ayaa La Yidhi Dhulkii Waxa Sheegtay Wiil Uu Dhalay Madaxweyne Ku Xigeen Mr. Saylici Goofkii Qashin Qubkuna Waa Ka Baxsan Waayey Xisbiga Kulmiye …..
Duqii Mr.Saylici Markuu Warka Maqlay Wuu Ka Dhiidhiyey Warkaasi Madaxiisa Wuu Mari Waayey Waar Hadaan Baytu Laahi Ka Imi Buu Ku Yidhi Inankii Dhulkii Mr. Saylici Wuxxu Ku Wareejiyey Mr. Arweeelo Ooy Isku Jifo Hoose Yihiin Tasoo Maxlal Ahayd Iyo Dofaarka Ma Cuno Lakiin Fuudkiisa Laba’sa Bihaa Dhibaato Ma Leh Waar Ninkii Mr. Arweelo $ 35000 Shan Iyo Sodon Kun Oo Dollar Buu Siiyey Inankii Mr. Kamal Saylici Ilaa Iyo Iminka Reer Awdal Waa Dad Xadaarad Lahoo Magac Nanays Ah Uma Bixin Wiilka Mr. Kamal Ah Qoladan Hargeysa Degan Ee Ay Is Dhaleen Bari Hore Ayey Odhan Lahayd Mr. Kamal Morgan Ama Mr.Kamal Maslax..
Anigoo Aabahay Ka Cabanaya Ayuu Aabahayna Abihii Kenay Waar Hooyadii Dhashay Mr. Kamal Saylici Xaaska Mr . Saylici Marwo Raxma Muxumed Suldaan Ayaa Iyadoo Cagafyo Wadata Gashay Kawaankii Hilibka Ee Hore Ee Boorama Shaw Goofka Dadkii Lahaa Inta Aan Danta Guud Laga Dhigin Baa Jooga Reerkii Meesha Lahaa Waxa La Yidhaah Ilma Ciye Waar Qoladaa Ilma Ciye Marwdii Labaad Ee Dalka Way Ku Ciyeen Ilma Ciye Hub Bay Soo Gurteen Xaajiyadu Dib U Gurasho Xeel Dhigaleed Bay Samaysay .. Filimkii Daywaangelin Hanti Qaran Waa Iska Finito Galbeed Buu Ku Gubtay Hargeysana Taalo Ayaa Looga Dhisi Doonaa…….
Cawasiifta Kadib Baan U Imi Qolo Leh Nin Reer Raage Ah Ayaa Faash Lagu Fajaasay Buur Hoosteed Iyakoo Leh Qolada Abdaal Degani Waxay Leedahay Shil Baabuur Buu Ahaa Jaallle Maxamed Kaahin Na Wuu Ku Racay Shil Baabuur Buu Ahaa Iyakoo Leh Jaalle Maxamed Kaahin Beeryahanba Xaga Abtiyaashi Ayuu U Badnaa Iyakoo Leh Wuxuu Lahaa Aakhiro Nimaan Abiti U Ducayneyn Lama Amaaneyne Oo Inadeer Muu U Sheego Qawsaarka Kale …… Waar Adigu Ragii Ninka Laga Dilay Waxay Leeyihiin Baryahanba Nimanku Way Noo Gabyayeen Oo Waxay Lahayeen Mr. Cumaani Ayaa Buurtii Buurgaabo Macadan Culus Kala Baxa Oo Na Dhaxal Wareejiyey Ninkana Wuu Difaacayey …. Oo Markaa Ma Shadadiinta Buurta Ku Jirtaa Ku Tidhi Dhiig Ku Shuba Buurta Xaalku Ma Fiican Min Gudaafad La Kala Iibsanayo Kuwaan La Baayacay Buur Nin Loo Sadqeeyey Iyo Nin Minyardiisa Difaacaya Waa Xero Jin……. Waaryee Ustaad Maxamed Murad Inoogu Dhawaaq Dawlada Togdheer Xamar Way Tageen Oo Kilika Shaanaad Kaaga Horeyaan Meeshu Waa Dawlad Goboleed ……….
Wax Ay Journaalada Looga Qateenka Ah Africa Intelligence Iyo Indian Ocean News Letter Laga Soo Xigtay Iyakoo Documents Iyo Codad Cadayn Ah U Haya In Somaliland Maxmiyad Somaliya Ah Noqotay Waa Maamul Goboleed Xaalku Meelkastana Ay La Taagan Yihiin Haday Somali La Hadlayan Haday Carab La Halayaan Haday Cadaan La Hadalayaan Beelweynta Garxajis Ma Aragateen Iyo Waa Horore Waxaba Ha Siinina ICTIRAAF DOONISTII WAXAY ISKU ROGTAY BEELWEYNTA GARAXJIS OO CAALAMKA LAGA DHADHICIYO SI KHARIBAN WAAR WARAAQO QORNAYE IDINA LANA QORA CIDAY KHUSEYSAAY. Waxa Ugu Daran Kuwa Safiirada Lagu Magacaabo Ooyna Cidn U Aqoonsaneyn Safiir Iyo Wax U Dhaw Toona Ka Ugu Fiican Baa Kuu Aqoonsan Xafiis Tijaari Ah Sida Imaaradka Commerce Office Markaa Qoladaa Safiirada Iska Dhigta Marwo Ayaan Caashuur U.K Oonu Leenahay U Kaadi Gabadh Baad Tahaye ALLAH KU XIFDIYO KU DHAAFI MAYNO LAKIIN ICTIRAAFKA GARXAJIS YAAN LAGA RAADIN Caws Iyo Biyo Ku Nooshuna Hal Guri Bay Marwo Ayanay Shacabka Ka Siinaysaa Kadibna Daywaangelin Hanti Qaran Bay Kazoo Daba Dirayaan ……. Safiir Ku Sheega Sweden Baa Ka Daran Isaga Baashe Cawil Xaaji Cumar Waxa Loo Geeyey Nairobi Horta Dhaqaalihii Imaraatka Aya Xumaday Waxaana La Donaya Inu Baayac Mushatriga Ka Wado Xamar …… Waxa La Sheegayey Halkaa Nairobi Kenya Mid Caga Baruurka Ka Mida Oo Diplomacy Rug Cadaa Oo Deeq Bxiyayaasha Ka Mid Ah Oo Somaliland Aad U Yaqaan Ayuu Damcay Kaa Yaree Xiiqsani Inuu Ka Dhaadhiciyo Xisbiga Wadani Wa Qabiil Af Buuxa Ayuu Ku Yidhi Diplomacy –Gii Waar Qabiilo Ayeydun Tihiine Ma Waxaad Igu Leedahay Intii Kale Labada Xisbi Ee Kale Ayey Iskugu Tagtay Kuye Kii Yaraa Maya Xisbiga UCID Waa Garxajis Makaasu Diplomacy-Gii Yidhi Taasi Way Fiican Tahay Garxajis Laba Xisbi Ayey Ku Kala Jiraan Markasuu Kii Yaraa Ee Xiiqsanaa Yidhi Waxba Magac Sheegi Mayno Ee Maya Waa Labo Xisbi Garxajis Intuu Madax Ruxay Rug Cadaagii Ayuu Yidhi Waxaad Dooneysaa Inaad Ii Sheegtay Adigoo Reer Takooraya In Qabyaaldi Hadhaysay Siyaasada Somaliland Intii Xisbiga Kulmiye Yimi Arrinkaa Qabyaalada Si Fiican Baanu Ula Socnaa Kii Yarabaa Suudhkii Ka Yaraaday Oo Ku Waashay Waa Runtaa Cudur Qabiil La Yidhaah Baa Nagu Dhacay Ka Soco Waa Jaahil Jaahil Soo Dirtay Ee……..
Jaridadihii Ku Noqo Waxay Qoreen “ The Cabinet Of The Somaliland President Musa Bihi Abdi (MBA) – All Of Whose Members Are Relatively Inexperienced – Is Currently Struggling To Deal With Foreign Companies As Well As With Espionage. According To Our Sources, On 14 August The Minister For Investment, Mohamed Ahmed Mohamoud, Signed A Memorandum Of Understanding Worth A Billion Dollars With UN Maxtor Bankfor The Construction Of A Smart City Devoted To Tourism And Higher Education. However, The Somaliland Minister Did Not Deem It Necessary To Carry Out A Due Diligence Check Before Signing On The Dotted Line With A Bank Whose Probity Is Now Being Questioned Within The Government Itself. According To Information Obtained Exclusively By The Indian Ocean Newsletter, The Somalian Prime Minister Hassan Ali Khayre Has Demanded That He Be Allowed To Scrutinise Other Contracts Signed By The Somaliland Government!”….. Xaalka Waad Aragtaan Wasiiradii Jaalle Muuse Biixi Cabdi Ee BB Ahaa Sidii Macalimiinta Crash Program Sanadka Macalinka Lagaga Dhigi Jiray Waqtigii Kacaanka Jaalle Maxamed Siyaad Wasiiradaas Oo Khibrad Yariyi Weheshato Waxay Ku Fashilmeeen La Dhaqanka Shirkadaha Ajaanibka Ah Iyo Dhagadhagaynta Caalmiga Ah Hadafkoodu Iyo Hadalkoodu Ma Dhaafo Where Is Garhajis ?…. Wasiirka Maalgashiga Ayaa Islaan Buuran Oo Chinese Ah Keenay Isagoo Bank Maxtor La Yidhaah Ayey Ka Socotaa LehTii Ka Dhacday Waa La Ogaa Weli Sheekadii Waanu Ku Daba Jirnaa Sheekada Waxa Isticmaala Niman West African Ah Oo U Badan Nigeria Dumarkan Chinese ka Ah Way Qabaan Afrika Ayey Ku Qabaan Oo China Ayey Ku Qabaan Hawshan Waxy U Isticmalaan Inay Lacag Ku Maydhaan Money Laundry Iyo Inay Dad Masakiin Ah Ku Dhacaan Adigoo Hub baad Dhoofisaa Lagu Lahaa Hadana Money Laundry Iyo Lacag Maydhis Waa Handaraabka Sare Iyo Ka Hoose Ninkii Colonel Muuse , Ta Kadaran Raysal Xasan Cali Khayre Ayaa Yidhi Hada Wixii Ka Dambeeya Anaa Shirkadaha Ka Baadhaye Somaliland …. Adigu Magac U Bixi Sheekadaa Muwaadin …
Warku Wuu Sii Socday ” MBA( Muse Bihi Abdi ) Himself Is Reported To Be Under Surveillance By Mogadishu. The Deputy Director Of The Somaliland Intelligence Services, Faysal Guhad, Is Allegedly Supplying Information To Somalia’s National Intelligence And Security Agency (NISA) And Maintaining Contacts With The Somalian Deputy Prime Minister, Khadar Guled. In Late August, Faysal Guhad Had A Secret Meeting In Nairobi With His Somalian Counterpart, Fahad Yasin Haji Dahir (ION 1480). He Is Understood To Have Informed Him That MBA Was Going To Dispatch Traditional Issak Chiefs To The Ethiopian Somali Region To Involve Them In Forming The New Government, And Also To Have Mentioned The Problems That MBA Was Encountering With An Armed Opposition Group From The Garhajis Clan In The East Of The Country.”……. Waad Aragtaan Waxa La Warinaya In Colonel Muuse Biixi Cabdi Kor Laga Ilaashado Ooy Xamar Hawlihiisa Oo Dhan La Socoto , Nin La Yidhi Waa Ku Xigeenka Sirdoonka Somaliland Oo La Yidhaah Mr. Faysal Guhad Ayaa Xogta Siiya Sirdoonka Somalia Oo NISA La Yidhaah Oo Ah Niman Dubaladoodu Dheer Tahay Iminka Oo Dhex Galay Xataa AL-SHABAAB Taa Mar Kale Inoogu Dhiga….. Ninkaa Mr. Faysal Guhad Wuxuu Si Toosa Ula Xidhiidhaa Raysal Wasaare Ku Xigeenka Somaliya Khaddar Guleed Waar Armuu Mr. Khadar Na Garxajis Waydiiya Duulku Madaxay U Wada Dhaceen Ee …Yeelkeede Ninkaa Mr.Faysal Guhaad Iyo Mr. Fahad Yasiin Xaaji Daahir Oo Ah Nin Damul Jadiid Ah Ragay Qatar Wadato Budhtuurka Ugu Wayn Madaxtooyada Somaaliya Kenya Na Beri Dhexdaas Ku Kacday Ayey Mr. Faysal Guhad Ay Ku Kulmeen Nairobi Intaanay Shaw Kenya Ku Kicin Markaa Wuxuu U Sheegay In Duqii Muuse Biixi Cabdi Ahaa Soo Faray Inuu Duqay Isaaq Ah U Dirayo Kililka Shanaad Ethiopia Waa Been In Jegaanland Ah Oo Ogadeenkii Xataa Soo Wariyeen Oo Odaygi Suldaan Xasan Wato Oo Uu Laba Milyan Oo Bir O Canshuurtaadi Ah Muwaadin U Sii Dhiibay Si Loo Block Gareeyo Beelweynta Garaxjis Halkan Ka Dhegeysta Wixii Ka Raacay Meehsii Lagu Xoonsanaa…Waxasoo Dhamina waxay U Dhacyaan Colonel Caare….. WAXAAN KA TAGAY IN LABADA MILYAN EE BIR EE LAALUUSHKA AH SULDAAN XASAN UU LA SIDAY XUBINTA KOMISHINKA DOORASHOOYINKA UGU JIRA XISBIGA KULMIYE QAACIDADU WAXA WEEYE NINKA LAALUUSH BIXIYAA ISNA WUU QATAA KOMISHINKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND LAALUUSH KAMA MAQANA ARRINTAN NALA GAADHSIIYA BEESHA CAALAMKA ….



