Daawo : Xildhibaanada Baarlamaanka Putland Oo Mooshin Ka Keenay Heshiiski Dp World
Garowe(OWN)Xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa maanta u fariistey Mooshin laga keenay shirkadda P&Ports ee mataanta la ah shirkadda weyn ee DPWorld, taas oo lagu wareejiyey sanadkii hore dekadda Boosaaso.
Mooshinkan ayaa dhigaayey in shirkadda kirtsyatey dekadda Boosaaso muddo 30 sano ah ay ku fashilantey heshiiiskii lala galey oo aysan waxba ka qaban dekadda Boosaaso muddo sanad kadib ah heshiiskii lala galay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://youtu.be/cCY35MI40AI