Daawo : Tirada Hubka Lagu Qabtay Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Ciidamada La Wareegay
Adis abab(OWN)Sida ay faafisay wakaalada wararka ee Itoobiya ee FANA, xeer illaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa sheegay in loo haysto dacwado la xiriira gabood falo ka dhan ah xuquuqda aadanaha iyo ku tagri fal awoodeed.
Lama oga caddeymaha xeer illaalinta ay maxkamadda horkeeni doonto, iyo goorta maxkamadda la hor geyn doono.
Halkan Hoose Ka Daawo