Dahagayso Wareysi: Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad ka jeediyey kulanka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka socda magaalada New York.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay qaddiyado kala duwan oo caalamka ah iyo xaaladda Jabuuti.

Hase yeeshee madaxweyne Geelle ayaa ka hor intii uusan khudbadda jeedin waxa uu u warramay weriyaha VOA-da Cabdixakiim Maxamuud Shirwac oo ugu horrayn weydiiyey qodobada uu kusoo qaadayo khudbaddiisa?

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker