Ogeysiis ku socoda jaaliyada reer Somaliland ee dalka Maraykanka Soo dhaweynta hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse ee gobalka Minnesota

Gudida qaban qaabada soo dhaweynta hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse ee reer Sheikh Isxaaq   waxa ay ku marti qaadaysaa bulshada somaliyeed iyo mid Somaliland ee ku dhaqan gobalka  Minnesota inay ka soo qayb galaan kulan mihiim ah oo ku saabsan soo dhaweynta iyo isbarashada hogaanka cusub ee beesha Sacad Muuse  oo dhawaan lagu doortay magaalada Minneapolis ,

Sidoo kale into socdo kulanku waxa   loogu ururin doona qaadhaan lagu taageero bulshada reer Somaliland ee ay waxyeeleeyn duufaanadii ka dhacay gobalada xeebta sida darteeda waxaana mar labada lagu adkaynayaa inaad nagala soo qayb gashida kulankaas markay taariikhdu tahay   09/01/2018  goobtuna waa :-

 

 312   WEST  Lake St  SUITE 202 , Minneapolis, MN  55408

 

Gudoomiyaha gudida qaban qaabada kulanka

Abdinaasir Ahmed( farjano)

Email: farjano111@gmail.com

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker