Rasuulkii Ilaahayoow, Ammaanta Ka Waynidaa.?
Rasuulkii Ilaahayoow, Udgoonoow Muxamadoow, Ammaanta ka waynidaa?, Agtayda ku waynidaa?, Islaamka ku waynidaa. Waa hees Nabi Ammaan ah, erayadii Abwaan Axmad Siciid Diiriye AFGUDHIYE (AHUN). Codkii baxsanaa Ruun Xaddi Sabban.
Nabi Ammaan: Ammaanta Ka Waynidaa .?