Daawo:- Madaxwayne Farmaajo oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida Ee Dalka Ereteriya.
Asmara:- (OWN) Madaxwaynaha Dawladda Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Ayaa Kulan La Qaatay Jaaliyadda Soomaalida Ee Wadanka Ereteriya Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa iyaguna ka hadlay Dareenkooda la xidhiidha kulanka madaxwaynaha ay la qaateen, waa markii ugu horaysay Ee madaxwayne Soomaaliyeed Uu Tago Wadanka Ereteriya Tan Iyo Markii Wadankaasi Xoriyadiisa Ka Qaatay Dalka Ethiopia Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan




