FAYSAL WUXUU BRUSSELS KASOO DHEGADHEEYEY INAAN SOMALILAND ICTIRAAF HELAYN SOMALIYANA DAWLAD KU MEEL GABADHA DHAAF I KARIN. ISNA WUXUU DOONO KA DHEX SAMEEYO.
FAYSAL Cali Waraabe iyo dad kale oo madaxi waxay ka dhex ceeshaan Dawladda Somalia een intay Somaliland ka maqantay aan dhaafi karin Dawlad ku meel gaadha waayo dhabarka as ayaa ku xidhan Somaliland na Ictiraaf ma sion karto dawladda ku meel gaadha ah een Dawlad buuxdaa oo Somaliyoo dhan ka dhexeysaa aan ahayn. Taasi waxay bannaysay inay khaayimal wadanka Faysaloo kale ah inuu ku dhex jiro karo oo labada dhinacba wax ka leefleefa. Waxuu a caddeeyey inuu sharcigii Somaliland shaqaynayn oo Baarlamaanku sharci ku joogin, Guurtidu sharci ku joogin, Doorashadu sharci ku joogin, Gudoomiye musharaxnimadiisii sharci ahayn, markaa wuxuu (between the lines) hoosta ka xariiqay bal sharciga ina wada geeya haddii xaq la qaado waa la wada xidhmayaa haddii kale waa sidaa nolosha wadanka iyo maamulku. Waxa JOOGA in Suldaan hadal ku xidhan yey Suldaanna la sii daynaayo wax kasta hadduu sameeyo. FAYSAL Ali Waraabe wuxuu carrabkiisii dalabta la Haa ku yidhi ‘DAMEERI ISKU HALAYN BAY HOOYADEED DABADA UGA NUUGTAA’ ANIGIYO KULMIYE WAA IS OGNAHAY CID I XIDHAYSAA MA JIRTU. arintayadu waa Riwaayaddii Qooto Qooto iyo Sooraan iyo Jowaan.




