Dadka Mushahar ku qaadanayey Been ee dhan 1,252, Qof, kuwa Wasiirada ah ee Dubai, Hantidii Umada dhigey & Yurub ee weli qaarkood cashuuro uga socdaan Airportyada & dekeda & kastamada kuwaasina waa degdeg looga qabtaa.

waxa Maanta Hayada Shaqaalaha & wasiirka Maaliyada isku wareejiyeen Dad
tiradoodu dhan tahay 1,252 Qof oo Lacag 7 Musharahar Bilaasha fadhiga ku
qaadanayey, oo koley u badan dad ehelnimo & Qaraabanimo lagu naas
nuujinayey, oo Xukuumadii Siilaanye ee Qabyaalad Caanka ku ahayd.
Hadaba, dadka Tiradaa Le,eg ee Lacag & mushahar bilaash qaadanayey, waxa
ka xun Wasiirada Xukuumadii Siilaanyo ee Airportka weli uuga socoto Maxamuud Xaashi Muhnanad, Moorgan oo deked, qandaraasyo, Mishiino
uuga socdaan Lacago dheeraada, waxa jira Rag Caaqilo 7 Koofiyado qaatey
oo Airportka Hargeysa Wershedo uuga socdaan oo ah uldaan Cumaani oo
Maxamuud Xaashi & Siilaanyo Hantidii Umada ee Airportka lacagtii lagu
dhisaayey iska qaatey, iskagana shaqaysta.
Sidaas Darteed, Hay,adaha Shaqaalaha ee Mushahar ka joojisey Dad iska
fadhiya oo ehelnimo & Reernimo Mushar ku qaataa, waa in aan intaa ku
ekaan ee Hanti-dhawraha & Gudida Baarlamaanka ay ka daba tagaan Xukuu-
madii Siilaanyo ee Wadanka intey dhacdey, Reera gaara, & qaraabo & xidid
ku siisey Dad gaara oo Wasiiro & Madaxa oo ah, oo weli xaaraanti u socoto.
Kolkaasi, halaga daba tago Qoyskii Siilaanyo Xaraashe, Islaantiisii, kuwa
habilihiisa qaba Moorgan, Maxamuud Xaashi, cali mareexaan, samsam heerya
xun, wasiirkii Macdanta weji xun & Moorgan & sacad Cali shire & qaar kaloo
badan, hadii kale Mushahar & Guno qof laga jaray oo kuwii waaweynaa ee
Malaayiinka Doolar debedaha soo dhigtey, jaqayaan u socoto, intani waxba
Magac & sharaf & Guno & mushahar ayaanu dad xaaraan ku qaadanayey ka
joojinay, waa istus & Qawda maqashi, kuwii waaweynaa hadaan cidi ku dhacayn.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker