Maxaad niyada ku haysaa?
DHAGAX_DHIGID.
Waxan ku talin lahaa in la dhagax_dhigo maxad daraasad ku sameeya waxyeelooyinkii iyo boobkii ay dalka ugaysatay xukuumadii haaweyda ahayd Ee manaxaanka ahayd Ee siilaanyo Ee naaguhu maamulinjireen, Tan maanta wadanka ka talisa Ee Uu muuse hor boodayana U fiirsada Oo dabagal ku sameeya.
waxa kale Oo loo baahanyahay maxadkani Inuu soosaaro talo Ama qorshe sheegaaya sida mustaqbalka lagu wajahayo jeegaanta Ee Aanay mar danbe talada wadanku ugu gacan galin.
xasan karuur
xasankaruur55@gmail.com