Hal abuur qoraa xamse riiraash oo dadka ku buurinay ka faaidaysaga tobbanka danbe gaar ahaan laylatul qadriga

sida aan ognahay waxa aynu ku jirnaa walaalayaal saxiibayaal tobbankii ugu fadliga badnaa ee bisha barakaysan bisha tan waxa ku jirta habbeen qaaliya oo la dhaho laylatyul qadri.

waa habbeen la mida kun bilood isla markaasna ay soo dagto malaagtu dhulka yahay nabad galiyo qofkii ilaahiisa wax waydiistana aan lagu soo cellin oo toos looga aqbalo

rasuulku wuxuu inagu booriyay,in aynu ka doodona tobbanka danbe gaar ahaan tirrada dhiman markaa waxa inala gudboon in aynu kheyrkaa ka wada faaidaysnounna uccaynayno dadka muslinka meel kastoo ay joogaan nafaheenan u ducaysano allana waydiisano jannada ugu sareysa ee la dhaho jannadu fardowsa  iyo danbi dhaaf ilaahay

hamse riiraash

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker