Maxaa lagu ilaway dadkii duufaanku ku dhuftay

waan idin salamayaa dhamaantiin umadda reer somaliland meel kastood joogtaan sidaynu wada ognahay gobolada  galbeedka somaliland  waxa ka dhacay arin mucjiso rabaani ah oo aan waligeed  hore  in noogu dhicin waana aduunyo oo wax waarayaa ma jiro laakiin waa murugo beer xanuun ah anigu wadanka ma joogo  waxan ka daawaday TV YADA  qof wayn oo waalid ahna waan ahay.

waxan maanta codsanayaa dadkaa maanta jilicsan waxay taagan tahay hayaay mee  shicibkii reer Somaliland gudo iyo debadba
mee  baayac mushtarkii iyo maalqabeenaddii
awalba dumarbaa carcarari jiray iyagiina xagay kadheen
 dawlada Jabuuti  way dadaashay oo soo gurmatay  laakiin baahida taal  way  ka balaadhantahay  taas
markii  abaaruhu dhaceen galbeed  somaliland  waa meeshii  lagu baxsaday   maanta dadkaas  amarku helay   ilaahay ka sakow  reer Somaliland bay sugayaan
ducaale dayib
ducaaledayib@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker