Hambalyo Musharax ibraahim guleed caydiid xabo
Bulshawaynta koonfurta caasimada hargeisa sida dhaliyarada aqoonyahanka waxgaradka cuqaasha haween waynaha odayaasha waxay dhamaan
Hampalyo hampalyo musharax ibraahim guuleed caydiid xabo
Dalka iyo dadku waxay u baahan yahiin halyay daacad ah oo u tudha maatida
Musharax Ibrahim caydiid guuleed waa musharax sida runtii shamaca ka dhex muuqda ifaya musharaxiinta xildhibaanada kasoo jeeda konfurta hargeisa waa musharax ku sifoobi kara wax qabad dhab ah iyo daacadnimo ku salaysan aqoon iyo waayo aragnimo dalka iyo dibadiisa musharaxan oo runtii musharaxiinta xisbiga kulmiye ugu jira doorashada aqalka wakiilada jsl ee lagu wado in ay ka qabsoonto dalka jsl bisha march 2019 sida xukumada dalka jsl ka talisaa uu yahay qoeshaheeda doorasho
Ayaa Shir balaadhan oo ay iskugu yimaadeen hotel ramad hargeisa qaybaha bulshada sida dhalinyarada waxgaradka haweenka uu kasoo jeedo xildhibaan ibraahim caydiid guuleed xabo ku muujiyey dareenkooda taageero ee musharaxaas oo u qalma inuu matalo inuu u tartamo tartanka doorashada barlamaanka dalka marka loo eego heerka aqooneed waxbarasho ee uu sito musharax xabo oo ka mida ardaydiidi ku soo barbaartay caasimada hargeisa waxna kusoo bartay
Madashan oo ay ka soo qayb galeen cuqaal dhalinyaro waxgarad haween xubno masuuliyiin ahwaxa la isku afghartay in xildhibaan ibraahim caydiid guuleed xabo uu u taagan yahay musharaxa aqlka baarlamanka u qayb gali doona doorashada inagu soo socota iyadoo baarlamaanka hada kuraasta ku fadhiya mudo dhaaf ku dhaw 13sano xukumada madaxwayne muse bixi cabdi ay ka goantahay in dalka ay ka qabsoomaan doorashadii aqalka wakiilada iyo golaha deegaanka
Alahayow nin daacad ah Wa bilaahi tawfiiq
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan