Mashaariicda Biyo balaadhinta Hargeysa, waa beenweyne, waa Biyo Ma keenayaal, Waa Balaayiin Doollar Kulmiye Ku Cunayaal.

Horta Beenta Bani,adaamku sheego ma wanaggsan, Xukuumadii Siilaanyo &
Tan Muuse ee kulmiye, Masharriic Biyo Ballaadhin, oo Hargeysa ayey waxay ku
cuntey Malaayiin Doollar, Tii Xumbo Weyne, Tii Caalamka Yurub Ingiriis, Dem-
anrk, Holland & Aduunku bixiyey lam rag, Hargeysa Biyo Lama siin, cid qaatey
oo cuntey lama xisaabin, oo Xukuumadii Siilaanyo & wasiiradiisi uu kaw ka ahaa Maxamuud Xaashi , inta laysa qaatey ayey Hargeysa ku raaxaysanayaan oo cid xisaabisey jirin.
waxa kale oo kolba Shacabka Hargeysa la tuso Dawlado aduunka ka tirsan oo
la leeyahay Hargeysa ayey Malaayiin Doollar ku bixinayaan si ay Shacabku Biyo
u helaan, oo Mashruucan anadkan ayuu dhamanayaa, oo Hargeysi Biyo Wada
helaysaa, hadana dib looma arko, kolna Shicibka ayaa indhahooda la tusaa Qasabado meelo la tuulay & Cagafyo & Tv,yo la kaxayso oo ka soo duuba, dibna looma arko Biyo soo socda & Biyo imanaya toona.
Talaw Xukuumadii Siilaanyo & Muuse Beenta  & Hafarka Umada a School ayey
uga soo wada baxeen, bal u fiirso Todobadii Siilaanyo haystey & Intan Muuse
waa Mashaariic Biyo Balaadhin Hargeysa oo intaa Qandaraasyo & malaayiin $
oo ah aan hadan meelna soo gaadhin, Geed-Deeble soo dhaafin, waxa afka laga sheego, oo Hargeysa haraadka wey ka baxaysaa, & Saylici oo kolba been
Umada la hor imanaya, Siilaanyo oo kolba Qasabado la dul geyn jirey, S/Koreeye oo sheegay inuu fashilmey Been weyne oo cidii fashilisey ee cuntey
Malaayiinka Doollar ee Maxamuud xaashi cidi weydiin karin.
Hadaba, Shicibka Somaliland Saylici Bisha Ramadaan ee uu la hor taagan yahay
Mashruuca Biyo Hargeysa ayaa Jarmalku bixinayaa, haw sheego si loo rumaysto Malaayiinkii Doollar ee hore, ee Calaamku bixiyey halkey martey yaa
cuney, maxaa Hargeysa, Biyihii Xumbo weyne & Kuwii Geed-deeble loogu siin
waayey, imikana Beentii & Hargeysa ayaa Jarmalku biyo u soo wadaa, Subxaanala.
Siilaanyo wuxuu ku gubtey ee uu Naanaabka u noqdey, waa xaqdaradii & xaqii
Umada ee intuu cuney, Dubai ugu raaxaysanayo, Saylicina Beenta uu Umada u
sheegayo hayska daayo, oo Biyihii Xumbo Weyne & Kuwii Caalamku bixiyey haw sheego cida cuntey, oo isna Beenta ayaa aanaab ka dhigi & Xaaraanta uu
badhkiisa qaato, Muusana waakaa dawkhay ee Dagaaladu meel kasta kaga fur-an yihiin, ee Dhiiga Shacabka ku iba furey Kursigiisa, ee Ceel Afweyn oo uu sheegay in Lix Jeer Reer Qudhi Jebiyey Dhaartoo oo H/eclo Biciida waayey awood uu wax kaga qabto, oo uu Maxakmada ku sootaago Reerka Jebiyey ee
H/eclo, oo uu been & Hadal & Kolba dayo hala diro uu ugu meeraysanyo.
Sidaas Darteed, Shicibka Hargeysa, Beenta Siilaanyo & Muuse & Kulmiye la
hor taagan yihiin, hayska dugsadaan Biyihii & Mashruuci wuu soo socdaa.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker