Dagaalka ayaa ka faaiidaysanaaya?

Marka Hore Waxaan idin leeyahay dhamaan Ramadan Kariim bahada Oodaweenews.Marka Xigtana waxaan aad iyo aad  uga xumay inaad ka gaabsataan dagaalka soo keyey ee u dhexeeya dadka walaalaha ay kala qaybsadeen kuwa ayagu isku sheega dawliga balse aan u aragno tuug lagu u sheqayya dana dka kala iyimaadda dhinacyo badan.

Marka oodaweenews ma waxay noqo mid ayadu raali kah oo waxba ka shaygii weydda dagalka dadkeeno ay riiqdeen. Taana waxaa markhaati ah sawirkan ninka dhitay ee cunayo haadku.Marka waxaan canbaareyneyna mar hore iyo mar danbaba cidkasta oo ka aamustaa wixii kuga yimadda ummadda somaaliyeed ama loo badheydho.

 

waberi kayad

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker