Baaq:- Taageero iyo Codsi isugu jira Oo kusocda Madaxweyne Cabdi Maxamud Cumar, Kana socda Beelwaynta Garxajis

Hadaanu nahay , dhalinta, waxgaradka , aqoonyahan Beelwaynta Garxajis waxaanu sicad oo Utageersanahay una garab taaganahay system ka hadda ka Jira DDSI iyo hanaanka dawladnimada hirgeliyey ee dibucurashada iyo  Madaxwayne hayaga ddsi cmc iyo guud ahaan XDSHSI .
Waanu ooga mahad celinaynaa madaxwaeynenaha horumarka badan ee uu ka hirgeliyey deegaanada aanu deganahay.
Cadawga DDSI Waa cadawgayaga Cidkasto xumanwadana waanu kasohorjeedna.
Waxaananu Madaxwayneha kacodsanaynaa in uu Noo Ansixiyo Gobolka Hawd ee Xaruntisu Gashaamo tahay iyo 3sedex Degmo oo Cusub oo kala ah Gorgor , Abokor Iyo Moholi
Mudane Madaxwayne
Waxad hore 4jeer nogu balaqaaday
Gashamo oo Gobolka hawd ah iyo 3degmo cusub oo kala ah Abokor, Moholi iyo Gorgor
Hadana hadaanu nahay beelwaynta Garxajis waxaanu Sicad kaga Codsanaynaa in aad Noo Ansixiso Gobolka’s Hawd oo ah sidan
Gobolka Hawd Xaruntisu Gashaamo
Degmoyinkiisu
1:- Gashamo dagmo hore
2:- Daror. Dagmo hore
3:- Abokor oo ah Degmo Cusub
4:- Moholi oo ah Degmo cusub
5:- Gorgor oo ah Degmo Cusub
Taaso wax ka qabandoona dardargalinta horumarka iyo ka jawaabida adeegbixin ee ay u baahan yahiin degaankaas aad ka u balaadhan ee ay Ku nool yahiin bulsho aad u badan oo aan hada qaabdhismeedka maamul ee ka Jira ay adag tahy in uu adeegbixin gaadhsiiyo .
Mudane madaxwaeynenaha waanu kuu haynaaa wanaagaad degaanka si guud uugu qabatay iyo taad si gaar ah deegaanada oo ga qabatay .
 Waxaakale oo aanu kaacosanaynaa wadada laamiga ah ee isku xidha Jigjiga iyo Bariga Gashamo in naloodhiso iyadoo misaniyadu awooda heer fadaral tahay hadana adaa nogawakiil ah mudane madaxweyne.
Wa Billaahi Al Tawfiiq
Abdulrahman Omar

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker